Dowladda Puntland oo dhaqaale lagu socodsiiyo u qoondeysay howlaha Doorashada

Dowladda Puntland oo dhaqaale lagu socodsiiyo u qoondeysay howlaha Doorashada

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo kusugan degmada Qardho ayaa sheegay in Dowladdu ay $ 90’000 doollar ay u qonddeyeen Ururada siyaasada Puntland.

Waxa uu sheegay in sagaalka Urur siyaasadeed midkiiba ay dowladdu siin doonoto hal mar $10’000 doollar si ay u dardar geliyaan nidaamka Dimuqraadiyeenta Puntland ee Axsaabta badan.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com