Dowladda Puntland oo dhaqaale lagu socodsiiyo u qoondeysay howlaha Doorashada

HomeWararka

Dowladda Puntland oo dhaqaale lagu socodsiiyo u qoondeysay howlaha Doorashada

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo kusugan degmada Qardho ayaa sheegay in Dowladdu ay $ 90'000 doollar ay u qon

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 24-JULY-2022
FATAHAADA WABIGA SHABEELLE & DADKA OO LAGU DAAD GURAYNAYO DOOMO (WARAYSI)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo kusugan degmada Qardho ayaa sheegay in Dowladdu ay $ 90’000 doollar ay u qonddeyeen Ururada siyaasada Puntland.

Waxa uu sheegay in sagaalka Urur siyaasadeed midkiiba ay dowladdu siin doonoto hal mar $10’000 doollar si ay u dardar geliyaan nidaamka Dimuqraadiyeenta Puntland ee Axsaabta badan.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: