Garowe: Dhalinyaro ku dhimatay Bali loo dabaaltago (Waraysi)

Garowe: Dhalinyaro ku dhimatay Bali loo dabaaltago (Waraysi)

Iyadoo lagu guda jiro xili Roobaadkii Guga, meelo badan oo gobolada Puntland ahna uu ka curtay roobka ayaa baliyada ay biyihu fariistaan waxaa u dabaal taga dhalinyaro isugu jira Wiilal iyo Gabdho.

Shalay ayay ahayd markii ay baliga Afdhurwaayaale oo kulaala duleedka magaalada Garowe ku dhinteen labo Wiil oo dhalinyaro ah kuwaas oo udabaal tagay.

Hadaba si aan arimahan faahfaain dheeraad ah uga helno waxaan waraysanay Taliyaha kuxigeenka qeybta Booliiska ee gobolka Nugaal Cismaan Maxamuud Buraale, Xasan Heykal ayuu uwarmay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com