QARDHO: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo daah-furay diiwaan galinta Doorashada (Sawirro)

QARDHO: Madaxweyne kuxigeenka Puntland  oo daah-furay diiwaan galinta Doorashada (Sawirro)

Ku simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa maanta Magaallada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ku daah-furaya is diiwaan gellinta Doorashooyinka Golayaasha degaanka oo lagu geli doono hannaanka dimuqraaddiyadda ee xisbiyada badan.

Munaasibada waxaa goob joog kahaa, Wasiiro, Xildhibaano, Guddiga Doorshada Puntland marti sharaf kale.

Doorashada ayaa ka dhici doonta Degmooyinka kala ah, Qardho, Eyl & Ufayn oo ay Guudiga doorshada u asteeyeen iney ka dhacdo.

23 sano kadib waa markii uu horaysay oo Qardho lagu daah-furo diiwaangalin tijaabo ah.

Xasan Heykal, Daljir Garowe
Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com