Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland  oo qalab casi ah lagu wareejiyay (Sawirro)

HomeWararka

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo qalab casi ah lagu wareejiyay (Sawirro)

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta la wareegay qalabkii casriga ahaa ee diiwaangelinta doorashada oo ka kooban server, computers, printers, IRIS iyo softwares koodii. Qalabkaan ayaa loo isticmaalidoonaa diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dhowaan ka bilaabandoonta degmooyinka Puntland. #codkaaguwaamustaqbalkaaga #codkaaguwaaxaqaaga Sawirro.

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xaawo Axmed Maxamuud Daljir Garowe (dhegayso)
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Somaaliya oo baaraya Xadgudubka kenya ee Baladxaawo (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta la wareegay qalabkii casriga ahaa ee diiwaangelinta doorashada oo ka kooban server, computers, printers, IRIS iyo softwares koodii.
Qalabkaan ayaa loo isticmaalidoonaa diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dhowaan ka bilaabandoonta degmooyinka Puntland.
#codkaaguwaamustaqbalkaaga
#codkaaguwaaxaqaaga
Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: