Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo balantii uu ka qaaday Guuleed Yare oofiyay (Sawiiro)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo balantii uu ka qaaday Guuleed Yare oofiyay (Sawiiro)

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa oofiyay balantii uu ka qaaday Guuleed Ibraahin oo ah Wiil Dhalinyaro ah oo ku nool maga

Guddiga COVID-19 ee Gobolka Qorraxey oo Qabridahar ku kulmay
Jigjiga oo maanta bandow ah!
PROSPECTS FOR A HORN OF AFRICA CONFEDERATION

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa oofiyay balantii uu ka qaaday Guuleed Ibraahin oo ah Wiil Dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Jigjiga

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS ayaa gaadhi Bas ah oo nooca yaryar ah ku wareejiyey Guuleed Ibraahin oo dhawaan u balanqaaday inuu siinayo.

Balanqaadkan madaxweyne Cagjar ayaa yimiday kadib markii Guuleed Yare uu helay lacag lagu ilaaway Mooto Bajaajtiisa taas oo dhan 300,000 birr oo udhiganta $6000, Lacagtaas oo ay ku dhex ilowday Hooyo Soomaaliyeed uuna ku wareejiyay haweeneydii lahayd lacagtaasi.

Dhawaan filo Warbixin kusaabsan Guuleed Yare iyo Noloshiiisa, Waxaana ku howlan wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye.

Sawiiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0