Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka

HomeWararka

Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka

Madaxweynihii hore Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Musharax Madaxwayne mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyey dadaaladda iyo shaqad

“Waxaan bulshadda reer Puntland u sheegayna waxa aanu ka shaqeynayno waa nabad”Xildhibaan Biyoole
Xasan sheekh oo ka digay in la faragaliyo shirka Madaxda dowlad gobaleedyada
Wiil uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland oo lagu dilay Suuriya

Madaxweynihii hore Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Musharax Madaxwayne mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyey dadaaladda iyo shaqada wanaagsan ee uu wado Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

“Waxaan bogaadinayaa dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee xal u helidda xiisadda ka dhalatay muddo kororsigii, sidoo kale waxaan soo dhaweynayaa shirka uu ku baaqay 20ka bishan.Dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saaxiibada Soomaaliya, waxaan ugu baaqayaa in ay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku garab istaagaan hirgelinta doorasho xor ah oo dalkeenna ka dhacda”. Ayuu yiri Madaxweynihii hore mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: