Madaxweyne Axmed Madoobe & Saraakil maraykan ah oo kawada hadlay dagaalka Alshabaab (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne Axmed Madoobe & Saraakil maraykan ah oo kawada hadlay dagaalka Alshabaab (Sawiro)

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubaland. K

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka xoogga oo gobalka Gedo safar ku tagay
ARDAA Xalqaddii 72aad: Xasilinta Caabudwaaq iyo qaadista Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubaland.

Kulankan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Sareeye guuto Maxamed Cabdi Sheekh Taliyaha guud ee Ciidamada Jubaland iyo Gaashanle sare Maxamed Guuleed Xasan Taliye ku xigeenka Ciidamada Jubaland.

Kulankan waxaa lagaga hadlayay sidii loo xoojin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyadoo iskaashi buuuxa laga samaynayo sidii loo dardar galin lahaa howlgalada ka dhanka ah Argagixisada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: