Rooble oo Guddi u saaray khalalaasihii ka dhacay Muqdisho  (daawo)

HomeWararka

Rooble oo Guddi u saaray khalalaasihii ka dhacay Muqdisho (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roole ayaa waxaa uu Guddi u saaray dagaalkii Magaalada Muqdisho ku dhex-maray 25-kii Bishii Apriil Ciidamo taagersan Madaxtooyada iyo kuwo kasoo horjeeday muddo kordhinta. Cabdiraxmaan Waabari ayaa warkan soo jeedinaya.

Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka & UK kala hadashay gurmadka Abaaraha
Xoghayaha Ururka Saxafiiyinta Somaliyeed Nusoj Cumar Faruuq oo wali Wadda Kulamadii Waddatashiga ahaa (Sawiro)
Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho oo ku guulaystay ammaanka bisha Ramadaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roole ayaa waxaa uu Guddi u saaray dagaalkii Magaalada Muqdisho ku dhex-maray 25-kii Bishii Apriil Ciidamo taagersan Madaxtooyada iyo kuwo kasoo horjeeday muddo kordhinta.

Cabdiraxmaan Waabari ayaa warkan soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: