Badhan: Xuska todobaadka dhiraynta Puntland oo lagu qabtay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

HomeWararka

Badhan: Xuska todobaadka dhiraynta Puntland oo lagu qabtay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay munaasibad lagu xusayey todobaadka dhiraynta ee deegaanada Puntland oo sanad walba laga xuso deegaanada Puntland, Wasaarada deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimiladda ee Puntland ayaa soo qaban qaabisay xuska maalintan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XUSKA TODOBAADKA DHIRAYNTA EE PUNTLAND       

Madaxweyne Deni :“lama aqbalikaro in kuraastii dowladda ay dad buuxiyaan oo aan doonaynin in danaha daka laga shaqeeyo” (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Baladweyn (dhegayso)

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay munaasibad lagu xusayey todobaadka dhiraynta ee deegaanada Puntland oo sanad walba laga xuso deegaanada Puntland, Wasaarada deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimiladda ee Puntland ayaa soo qaban qaabisay xuska maalintan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XUSKA TODOBAADKA DHIRAYNTA EE PUNTLAND 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: