Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo

Midowga Afrika ayaa cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka, sidoo kalena amray kormeer joogto ah iyo il-ku-hayn in lala

Faahfaahin Qaraxyada Afurur: Qaraxyo Dhimasho iyo Dhaawac Badan Geystay oo ka Dhacay Afurur
MAANHADAL: Ansixinta Xeerka Bangiga Dhexe iyo xaalada guud ee dhaqaalaha dalka (dhegayso|daawo)
Madaxweyne Gaas iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Sacuudiga u Dhoofay (dhegayso)

Midowga Afrika ayaa cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka, sidoo kalena amray kormeer joogto ah iyo il-ku-hayn in lala beegto DFS.

War murtiyeedka Golaha Midowga Afrika ayaa lagu cambaareyn muddo kororsiga madaxweyne Farmaajo, lana sheegayin ay keeni karta dib-u-dhac doorasho, khalkhalna galinkarta nabadda, ammaanka iyo midnimada dalka.

Golaha MA ayaa amray in dedgeg loogu noqdo heshiiskii 17 Siteenbar 2020 oo ah bud-dhigga doorasho dalka si nabad ah uga qabsoonta.

Halkan hoose ka Akhriso.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: