Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe: “Maalin walba 2qof ayaa u dhinta  Garowe Covid-19” (daawo)

HomeWararka

Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe: “Maalin walba 2qof ayaa u dhinta Garowe Covid-19” (daawo)

Cabdirashiid Ciise Cabdi, Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in Maalin walba 2qof ay u dhintaan cudurka Covid-19 Bulshada ku dhaqan nawaaxiga Garowe ayuu ugu baaqay iney qaataan fariimaha wacyigalinta oo shacabku ay iska baaraan cudurka.

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wararkii Ugu dambeyeey ee Shirka Garoowe (Daawo)
“Rooble waxaan dhihi karaa waa Diciif Siyaasi ah,” (Falanqeyn)

Cabdirashiid Ciise Cabdi, Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in Maalin walba 2qof ay u dhintaan cudurka Covid-19

Bulshada ku dhaqan nawaaxiga Garowe ayuu ugu baaqay iney qaataan fariimaha wacyigalinta oo shacabku ay iska baaraan cudurka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: