Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka & Ciidamo Nabadsugidda oo Gacan-ka-hadal ku Dhexmaray Gagida Aadan Cadde

Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka & Ciidamo Nabadsugidda oo Gacan-ka-hadal ku Dhexmaray Gagida Aadan Cadde

Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya iyo Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka ayay maanta shaqaaqo gacan-ka-hadal ah waxa ay ku dhexmartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Warar ay Daljir helayso ayaa sheegaya in gacankahadalka uu sabab u ahaa kadib markii shalay ay Waaxda Socdaalka ku hakisay qeybta hubinta dad ajnabi ah lagana dalbaday iney keenaan damaanad iyo cida ay u socdaan, hase ahaatee intii ay howshaas socotay ay Nabadsugida dharcada ee garoonka ay dalbadeen inay raggan la wareegaan, balse ay shaqaalaha Waaxda Socdaalka diideen.

Hadab sida ay wax udhaceen halkan ka daawo muuqaalka ay duubtay kaamarada qarsoon.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com