Maxay ka wada hadlayaan Wakiilada Beesha Caalamka iyo Madaxweyne Farmaajo?

HomeWararka

Maxay ka wada hadlayaan Wakiilada Beesha Caalamka iyo Madaxweyne Farmaajo?

Sida uu kusoo waraayo wariyaha Daljir ee magaalada Muqdisho Cabdirxmaan Waabari waxaa goor dhawayd Xerada Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho

Banaanbax Lagu Waynaynayo Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo lagu qabtay Degmada Burtinle
Warbixin Hiraal Institute: Nidaamka canshuuraha iyo sida loo ilaaliyo miisaaniyadda al-Shabaab
Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo ka hadlay fashil ka dhashay is afgarad dhexmaray DFS & Puntland (dhegayso)

Sida uu kusoo waraayo wariyaha Daljir ee magaalada Muqdisho Cabdirxmaan Waabari waxaa goor dhawayd Xerada Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho kulan ay Albaada uxiran yihiin uga furmay xubnaha Wakiilada Beesha Caalamka ee fariisinka ku leh Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho Madaxweyne Farmaajo.

Wararka ayaa sheegaya in kulankan lagu gorfeynayo xaalada dalka iyo dooda ka taagan muddo kororsiga ay Golaha Shacabka sameeyeen, kaas oo Beesha Caalamka ay kasoo horjeesatay.

Maxamed Cabdilaahi Farmajao ayaa xili hor oo saaka ah tagay Xerada Teendhada Afisiyoon, waxaana aad loo adkeeyay Amniga waddada Maka Almukarama oo ay mareen isaga iyo kolonyadii gaadiidaka ahaa ee galbinaysay.

Kulankan ayaa ahaa mid aan horay loo shaacin.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: