Hooyo Soomaaliyeed oo seygeeda kaga xiranyahay Garowe ayaa codsanaysa in la caawiyo (daawo)

MUQDISHO: Faadumo Cabdiraxmaan oo kasoo jeeda qoys danyar ah ayaa Garowe uga tagtay kadib markii saddax Guriga kiradiisa ah lagu yeeshay, saygeedana looxiray shil Mooto oo uu galay shilkaaas oo ay ku dhaawacmen labo qof.

Faadumo waxa ay Garowe uga soo tagtay sagaal Caruur ah iyo Aabahood oo xiran, hada waxa ay ku sugantahay magaalada Muqdisho |Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Kalaxiriir: 0907372917


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com