Dowladda Jarmalka oo ka hadashay muddo kordhinta loo sameeyay dowladda

HomeWararka

Dowladda Jarmalka oo ka hadashay muddo kordhinta loo sameeyay dowladda

Jarmalka ayaa sheegay in qaraarka lagu ansixiyay muddo kordhinta hay’adaha dowladda Soomaaliya uu yahay go’aan halis ku ah amniga iyo xasiloonida dalk

Garoowe: Beelaha Cumar Maxamuud oo Warmurtiyeed kasoo saaray Arrimaha doorashooyinka Puntland
Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo xilkii la wareegay
Wacaal Darey ah: Roobab dabaylo wata oo ku soo wajahan Puntland

Jarmalka ayaa sheegay in qaraarka lagu ansixiyay muddo kordhinta hay’adaha dowladda Soomaaliya uu yahay go’aan halis ku ah amniga iyo xasiloonida dalka.

Waxay ugu baaqeen madaxda Soomaaliya inay dib ugu laabtaan miiska wadahadalka si heshiis looga gaaro khilaafka harreeyay hannaanka doorashada ee Soomaaliya.

Horay dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo midowga Yurub ayaa kasoo horjeestay muddo kordhinta ay sameeyeen Golaha Shacabka, iyaga oo Madaxda dowladda ugu hanjabay inay cunaqabateyn saari doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: