Wacaal Darey ah: Roobab dabaylo wata oo ku soo wajahan Puntland

Wasaarad arimaha gudaha iyo dimuqraadiyanta Puntland ayaa digniin ka soo saartay roobab dabayo wata oo la filayo in ay ka da’aan xeebaha baei ee Puntland.

waxaa looga digay dadka deegaada xeebaha degan inay ka digtoonaadaan roobab dabaylo wata oo kusoo foodleh xeebaaha badwaynta Hindiya iyo baddacas ee Puntland.

Dabaylo xoogan ayaa ka dhacaya baddahaa badwaynta Hindiya iyo badda Cas dabaylaha ayaa ku socda xawaare sare oo ah 36KM/H ilaa 40KM/H, Dabaylahaasi waxay kasoo kaceen dhinaca waqooyi galbeed iyagoo usii jeeda dhinaca bariga, waxaanay cumiladu saadaasha Hawada ay sheegeen in muddo sadex cisho ah 12-14 Jan-2020 ay kusoo foodleeh yihiin Xeebaha Puntland Sidaas daradeed waxa looga digayaa dhamaan kalluumeysatada iyo dadka ka ag dhow badda in aanay gelin badda sadexdaas cisho ee ay baddu aadka u kacsan tahay.”

Magaalooyinka la saadaaliyay in ay ku soo wajahan yihiin roobabkan ayaa kala ah:
Boosaaso.
EYL.
Baargaal.
Iskushuban.
Dhalinbaar.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com