Midowga Musharaxiinta oo baaq udiray Beesha caalamka

HomeWararka

Midowga Musharaxiinta oo baaq udiray Beesha caalamka

Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ayaa si adag u diidayaa muddo kororsiga ay sameeyeen Golaha shacabka, waxayna ku tilmaameen sharci daro uu k

Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Culimada Puntland oo walaac ka muujisay Ergalada la soo xulayo (daawo)

Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ayaa si adag u diidayaa muddo kororsiga ay sameeyeen Golaha shacabka, waxayna ku tilmaameen sharci daro uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka uu muddo xileedkiisu dhammaaday.

War Saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa shacabka Soomaaliyeed loogaga codsaday inay meel qura ugaga soo horjeesteen wax ay ugu yeereen kaligii talisnimada dalka lagu burburinayo.

Qoraal uu soo saaray Midowga Musharaxiinta ayaa loogu baaqay Beesha caalamka in ay tillaabo ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: