RW Rooble oo booqasho ku tagay Degmadda Awdheegle

HomeWararka

RW Rooble oo booqasho ku tagay Degmadda Awdheegle

Raiisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose. Raiisulwasaaraha ayaa munaasibadda Maalinta Ciidanka Xoogga la dabaaldagaya geesiyaashii dhowaan ka adkaatay Argagixisaddii isku dayday inay soo weeraraan fariisimaha Ciidanka ee Bariire iyo Awdheegle .

Warka Fiidnimo iyo Wariye Xasan Haykal, Daljir Bossaso
Abwaan Ilkacase, Guumays: “Waxaan la hadlayaa dhalinyarada reer Burco ee hubka isku sawiraya”
Qareenadii ay wakiisheen siddeedii Xildhibaan ee xasaanada laga qaaday oo lahadlay Daljir ( daawo)

Raiisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose.

Raiisulwasaaraha ayaa munaasibadda Maalinta Ciidanka Xoogga la dabaaldagaya geesiyaashii dhowaan ka adkaatay Argagixisaddii isku dayday inay soo weeraraan fariisimaha Ciidanka ee Bariire iyo Awdheegle .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: