Wasiir Sahra Kiin Cabdi Xirsi: “Waa in laga fekero caruurteena maxaan dhaxal u reebnay” (daawo)

Wasiir Sahra Kiin Cabdi Xirsi: “Waa in laga fekero caruurteena maxaan dhaxal u reebnay” (daawo)

Wasiir Sahra Kiin Cabdi Xirsi “Waa in laga fekero caruurteena maxaan dhaxal u reebnay? wadankan yaa iska leh, yaa lagu haleeyey ilaalinta deegaanka,” Wasiirka ayaa maanta daahfurtay aqoon iswaydaarsi looga hadlayey ilaalinta deegaanka oo ka qabsoomay Xarunta Wasaarada Haweenka Puntland ee Garowe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com