Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb ku laabtay xilli shir ka socdo Muqdisho (sawirro)

Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb ku laabtay xilli shir ka socdo Muqdisho (sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ka qaybgalayeey Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul gobaleedyada ayaa dib ugu laabtay Maanta Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenkiisa iyo xubno ka tirsan golayaasha maamulka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com