Shirkadaha Isgaarsiinta Puntland oo Awaamir la duldhigay (Akhriso)

Shirkadaha Isgaarsiinta Puntland oo Awaamir la duldhigay (Akhriso)

Puntland ayaa shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howlgala Puntland ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee taleefannada, isla markaana lagu beddelo shilinka Soomaaliga oo danabaysan.

Amarkan oo ka soo baxay Guddiga Xallinta Dhibaatada Sicir-bararka Puntland waxaa looga golleeyahay in wax laga qabto sicir-bararka, sida ay Guddiga sheegeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com