Itoobiya oo diiday in doorasho lagu qabto qeybo kamid ah DDS iyo Shacabka oo dibadbax dhigay (daawo)

HomeDowladda Deegaanka Soomaalida

Itoobiya oo diiday in doorasho lagu qabto qeybo kamid ah DDS iyo Shacabka oo dibadbax dhigay (daawo)

Xafiiska doorashooyinka dlka Itoobiya ayaa dhawaan soo saaray amar ah in qaybo kamid ah gobolka Sitti lagu qaban karin doorasho | Hadalkaasi ka soo ba

Madaxweynaha DDS oo socdaal ku maraya degaanado dhowr ah (Sawiro)
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Dagaalka kasocda degmada GarbaCiise ee u dhexeeya Canfarta iyo Soomaalida (daawo)

Xafiiska doorashooyinka dlka Itoobiya ayaa dhawaan soo saaray amar ah in qaybo kamid ah gobolka Sitti lagu qaban karin doorasho | Hadalkaasi ka soo baxay xafiiska doorshooyinka dalka Itoobiya waxaa qaadacay Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Shacabka ku dhaqan dagmooyinka Gobolka Sitti ayaa dhigay dibadbaxyo lagu taageerayay hadalka madaxweynaha DDS.

Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Hoos ka daawo daawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: