Site icon Radio Daljir

Itoobiya oo diiday in doorasho lagu qabto qeybo kamid ah DDS iyo Shacabka oo dibadbax dhigay (daawo)

Xafiiska doorashooyinka dlka Itoobiya ayaa dhawaan soo saaray amar ah in qaybo kamid ah gobolka Sitti lagu qaban karin doorasho | Hadalkaasi ka soo baxay xafiiska doorshooyinka dalka Itoobiya waxaa qaadacay Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Shacabka ku dhaqan dagmooyinka Gobolka Sitti ayaa dhigay dibadbaxyo lagu taageerayay hadalka madaxweynaha DDS.

Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Hoos ka daawo daawo

Exit mobile version