Taliska Booliska gobalka Bari oo ka hadlay weraarkii xalay lagu qaaday Xabsiga weyn ee Boosaaso (Daawo)

Taliska Booliska gobalka Bari oo ka hadlay weraarkii xalay lagu qaaday Xabsiga weyn ee Boosaaso (Daawo)

Taliyaha booliska ee gobolka Bari G/S Xuseen Cali Mâxamuud ayaa sheegay in Khasaaraha Weerarkii xalay dhanka ciidanka hal askari uu kaga dhintay 2kalena ay kaga dhawacmeen.

Sidoo kale Ciidamaddi Alshabaab ka tirsana ee weerarka soo qaaday Ayuu sheegay in laga qabtay maxaabiis, hadana ay dagan tahay xaalada Xabsiga Boosaaso.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com