Musharax Daahir Geelle”Marnaba ma mudnayn in libin laga dhex raadiyo wiilal Soomaaliyeed oo walaalo ah inay is dilaan”

HomeWararka

Musharax Daahir Geelle”Marnaba ma mudnayn in libin laga dhex raadiyo wiilal Soomaaliyeed oo walaalo ah inay is dilaan”

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa nasiib daro ku tilmaamay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Waxaa uu sh

Maamulka Somaliland oo warar dheraad ah ka soo saaray Cudurka Covid-19
RW Rooble oo kormeeray Safaarada Soomaaliya ee Kuwait
Haweenay Faransiis ah oo lagu Xukumay 2-Sano oo Xarig ah Sabab ?

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa nasiib daro ku tilmaamay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Waxaa uu sheegay in ay nasiib daro tahay in dhiiga Wiilasha Soomaaliyeed laga dhex raadiyo Fursad.

Waxaa uu ugu baaqay Shacabka degmada Beledxaawo in ay ilaashadaan Ammaankood ayna ka fogaadaan waxwaliba oo keeni kara in ay barakacaan.

“Marnaba ma mudnayn in libin laga dhex raadiyo wiilal Soomaaliyeed oo walaalo ah inay is dilaan ee hebel ayaa qabsaday iyo hebel ayaa laga qabsaday la yiraa”ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: