Waraysi: Taliyaha saldhiga bartamaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug (daawo)

HomeWararka

Waraysi: Taliyaha saldhiga bartamaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug (daawo)

Ciidamada amniga ee degmada Jariiban ayaa guulo waa weyn ka gaaray howlgalo amniga lagu xaqiijinayay oo degmada kasocday 4tii bilood ee lasoo dhaafay. Taliyaha saldhiga bartamaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Kabtan Axmed Qaasim Maxamed ayaa arimahaasi iyo baahiyaha ciidamada uga waramay wariyaha Daljir ee Jariiban Cabdikheyr Maxamed Jaamac.

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 4aad
Xulashada daljir & Wariye Maxamed Lakiman
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ciidamada amniga ee degmada Jariiban ayaa guulo waa weyn ka gaaray howlgalo amniga lagu xaqiijinayay oo degmada kasocday 4tii bilood ee lasoo dhaafay.
Taliyaha saldhiga bartamaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Kabtan Axmed Qaasim Maxamed ayaa arimahaasi iyo baahiyaha ciidamada uga waramay wariyaha Daljir ee Jariiban Cabdikheyr Maxamed Jaamac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0