Madaxweynaha Puntland oo Kulan kula qaatay Qardho Haweenka & dhalinyaradda

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Kulan kula qaatay Qardho Haweenka & dhalinyaradda

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Haweenka iyo Dhal

Xeer Ay Diideen Puntland iyo Jubbaland oo La Meelmariyey
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 12aad
Laamaha Ammaanka Gobolka Bari oo U Digey Masoomayaasha (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar.

Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay waxqabadka Dowladda sida dib-u-dhiska Ciidamada, Hirgelinta Dimuqraadiyadda, Tashiilka Maaliyadda, Kaabayaasha dhaqaalaha, xarumaha arrimaha bulshada iyo sida dowladdu door muhim ah Haweenka iyo Dhallinyarada uga siisay hoggaaminta iyo metelaada Dowladda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: