Madaxweynaha Puntland oo Kulan kula qaatay Qardho Haweenka & dhalinyaradda

Madaxweynaha Puntland oo Kulan kula qaatay Qardho Haweenka & dhalinyaradda

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar.

Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay waxqabadka Dowladda sida dib-u-dhiska Ciidamada, Hirgelinta Dimuqraadiyadda, Tashiilka Maaliyadda, Kaabayaasha dhaqaalaha, xarumaha arrimaha bulshada iyo sida dowladdu door muhim ah Haweenka iyo Dhallinyarada uga siisay hoggaaminta iyo metelaada Dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com