Taliyaha Ciidanka dhulka DFS Maxamed Tahaliil Biixi oo Doolow gaaray (Daawo)

Taliyaha Ciidanka dhulka DFS Maxamed Tahaliil Biixi oo Doolow gaaray (Daawo)

Maxamed Tahaliil Biixi Taliyaha Ciidanka Lugta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Doolow ee gobalka Gedo Soomaaliya halkaas oo lagu soo dhaweyeey.

Taliyaha ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay imaansha Doolow Gedo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com