Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka hadlay shirka Garoowe (dhegayso)

Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka hadlay shirka Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Ururka Midnimada Maakhir, Cawad Cabdiraxmaan Xirsi, oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Shirka ka socda Garoowe ee uu soo qaban gaabiyeey Macadka Daraasadka & Siyaasadda HERITAGE INSTITUTE.

Cawad ayaa sheegay in shirkan uusan muhiim u ahayn Shacabka somaliyeed isla markaana wax dan ugu jirto umadda somaliyeed uusan ka soo baxayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com