Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka hadlay shirka Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka hadlay shirka Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Ururka Midnimada Maakhir, Cawad Cabdiraxmaan Xirsi, oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Shirka ka socda Garoowe ee uu soo qaban gaabiyeey Macadka Daraasadka & Siyaasadda HERITAGE INSTITUTE. Cawad ayaa sheegay in shirkan uusan muhiim u ahayn Shacabka somaliyeed isla markaana wax dan ugu jirto umadda somaliyeed uusan ka soo baxayn.

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Itoobiya (Waraysi)
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirkii Wasiirada A/Dibadda Ee Jaamacadda Carabta?

Guddoomiyaha Ururka Midnimada Maakhir, Cawad Cabdiraxmaan Xirsi, oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Shirka ka socda Garoowe ee uu soo qaban gaabiyeey Macadka Daraasadka & Siyaasadda HERITAGE INSTITUTE.

Cawad ayaa sheegay in shirkan uusan muhiim u ahayn Shacabka somaliyeed isla markaana wax dan ugu jirto umadda somaliyeed uusan ka soo baxayn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0