FALAYDHYAALE: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Iskutashi baana Hormar Horseeda (Taxanaha 5aad)

HomeWararkaMaqaalo Kale

FALAYDHYAALE: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Iskutashi baana Hormar Horseeda (Taxanaha 5aad)

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday deegaanka Falayryaale, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanka si loo kobciyo dhaqaalaha dadka deegaanka, loo daboolo baahiyahooda, korna loogu qaado adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay. Hoos ka dhegayso Taxanaha 5aad ee barnaamijka WADAHADAL.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Maryan Ahmed Ali
MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA BANAADIR OO DHAGAYSATAY KIISKA SAYID CALI
Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday deegaanka Falayryaale, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanka si loo kobciyo dhaqaalaha dadka deegaanka, loo daboolo baahiyahooda, korna loogu qaado adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay.

Hoos ka dhegayso Taxanaha 5aad ee barnaamijka WADAHADAL.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: