BOOCAME: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Hormarna Iskutashi baa Horseeda (Taxanaha 2aad)

HomeWararkaMaqaalo Kale

BOOCAME: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Hormarna Iskutashi baa Horseeda (Taxanaha 2aad)

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday degmada Boocame, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanku si loo kobciyo dhaqaalaha deegaanka iyo adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay. Hoos ka dhegayso Taxanaha 2aad ee barnamaijka WADAHADAL.

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 118AAD)
QUUDINKA QOYSKA IYO NAFAQADA WANAAGSAN
Boosaaso: Barnaamij gaar ah Ka hortaga halista COVID19

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday degmada Boocame, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanku si loo kobciyo dhaqaalaha deegaanka iyo adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay.

Hoos ka dhegayso Taxanaha 2aad ee barnamaijka WADAHADAL.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: