Dagaal beleed ka qarxay gobalka Hiraan

Dagaal beleed ka qarxay gobalka Hiraan

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal beeleed ka dhex qarxay beelo wada dega gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu u dhexeeyo maleeshiyo beeleed hubeysan iyagoo dagaalkuna uu salka ku hayo khilaaf muddo dheer soo jirey oo u dhexeeya beelo dega gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa sigaar ah uga socda deegaan lagu magacaabo Nagaarta oo hoostega Matabaan, waxaana la isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa intaas ku sii darayaa in khasaaro uu ka dhashay dagaalka, balse illaa iyo hadda si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com