Madal doodeed looga hadlay Xuquuqda Aadanaha & Tacadiyada ka dhaca dalka gaar ahaan Puntland (daawo)

Madal doodeed looga hadlay Xuquuqda Aadanaha & Tacadiyada ka dhaca dalka gaar ahaan Puntland (daawo)

Madal doodeed looga hadlay Xuquuqda Aadanaha & Tacadiyada ka dhaca dalka gaar ahaan Puntland, doodan oo uu daadihinayo Xuseen Cabdi Jimcaale waxaa ka qaybgelaya Wasiir kuxigeenka Wasaarada Haweenka & Qoyska Puntland Sahra Kiin Cabdi Xirsi, Agaasimaha Daljir ee Garoowe Khadar Awl Ismail, Qareen Maryan Cismaan Suudi, Sacdiya Dahir Nour oo ah wariye & qoraa, iyo Dr. Cabdishaafi Axmed Cali oo ah aqoonyahan wax ka dhiga Jaamacadaha dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com