Qareen Janagale “Xildhibaanaddii Xasaanadda laga qaaday way kusoo noqon karaan kuraastooda,” (daawo)

Qareen Janagale  “Xildhibaanaddii Xasaanadda laga qaaday way kusoo noqon karaan kuraastooda,” (daawo)

Qareen Cabdiwali Janagale oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in Xildhibaanaddii Xasaanadda laga qaaday way kusoo noqon karaan kuraastooda.

Qareen Cabdiweli Siciid Janagalle ayaa ah sharciyaqaan maamule ka ah xarunta Tallo bixinta Sharciga ah ee Kaafi oo Garoowe kutaala.

Khadar Cawl Ismaaciil ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com