QANSAXLEY, Inta u dhexaysa Baxdo & Cadaado: REER Guuraaga & Xilli Roobaadka

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

QANSAXLEY, Inta u dhexaysa Baxdo & Cadaado: REER Guuraaga & Xilli Roobaadka

Qansaxley waxaa ku hooray roobabka Deyrta oo degsiimadu halkaa ka joogto. Cabdi Maxamud Xasan waxa uu Daljir uga warramay isbedelka tignoolajiyaddu keentay ee ku yimi qaar kamid ah dhaqamadii miyiga. Waxaa isbedeley habkii loo sahan tegi jirey. Waxaa yaraatay illaadintii roobka iyadoo geeddigii fududaaday. Waxa uu u warramay Maxamad Xassan Dhalo.

Kallahaadda Kalluumeysatada KULUB (Taxanaha Garacad & Dekedda Garacad)
BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hormarka Degmadda Bandiiradley & Hammiga Bulshada (Taxanaha 2aad)
DHAHAR Sanaag waa dhul noocee ah see se magacu ku yimid?

Qansaxley waxaa ku hooray roobabka Deyrta oo degsiimadu halkaa ka joogto. Cabdi Maxamud Xasan waxa uu Daljir uga warramay isbedelka tignoolajiyaddu keentay ee ku yimi qaar kamid ah dhaqamadii miyiga. Waxaa isbedeley habkii loo sahan tegi jirey. Waxaa yaraatay illaadintii roobka iyadoo geeddigii fududaaday.

Waxa uu u warramay Maxamad Xassan Dhalo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: