QANSAXLEY, Inta u dhexaysa Baxdo & Cadaado: REER Guuraaga & Xilli Roobaadka

QANSAXLEY, Inta u dhexaysa Baxdo & Cadaado: REER Guuraaga & Xilli Roobaadka

Qansaxley waxaa ku hooray roobabka Deyrta oo degsiimadu halkaa ka joogto. Cabdi Maxamud Xasan waxa uu Daljir uga warramay isbedelka tignoolajiyaddu keentay ee ku yimi qaar kamid ah dhaqamadii miyiga. Waxaa isbedeley habkii loo sahan tegi jirey. Waxaa yaraatay illaadintii roobka iyadoo geeddigii fududaaday.

Waxa uu u warramay Maxamad Xassan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com