GALKACYO: Shacabka oo ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda (daawo)

HomeWararka

GALKACYO: Shacabka oo ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda (daawo)

Shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda, ganacsataduna waxa ay diiday in ay qaataan lacagta shilin Soomaaliga ah. Dhanka kale maamulka gobolka ayaa arintan awaamiir adag kasoo saaray. Abdinasir Jekey ayaa Warbixintan Faah Faahinayah.

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Garoonka diyaaradaha ee Sanca oo dib loo furay muddo sanado ah ka dib
Tirinta codadka ee doorashooyinka Somaliland oo socota

Shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda, ganacsataduna waxa ay diiday in ay qaataan lacagta shilin Soomaaliga ah.

Dhanka kale maamulka gobolka ayaa arintan awaamiir adag kasoo saaray.

Abdinasir Jekey ayaa Warbixintan Faah Faahinayah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0