Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle

Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle: Beledweyne iyo heerka fatahaadda biyuhu kagaga soo butaacaan iyo Xaaladda dadka barakacay ee tegey

Cagaaran/Mudug: Deegaan ku dhisan Iskutashi bulsho oo tebaya kaalintii Dawlada,
GEELLA RAASCASEYR | Haddaad oroddana oogad faras iyo ugaar lagu mood
GAALKACYO: Mugdigii shalay waxaa bedeley Iftiinka maanta (Warbixin)

Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle: Beledweyne iyo heerka fatahaadda biyuhu kagaga soo butaacaan iyo Xaaladda dadka barakacay ee tegey Ceeljaalle iyo dedaalada guddiga fatahaaddu magaalada kaga baajinayaan biyaha webiga barbarsocda iyo waliba saamaynta suuqyada qudaarta ay ku yeesheen beerihii webiga jiinkiisa saarnaa ee qaraqmay.

Kaga bogo warbixin soo koobeysa xaalka guud ee fatahaadda iyo xaalka maanta. Maxamad Xassan Dhalo ayaa warbixintan inoo ka diyaariyey. Muuqaalqaaduhu waa Xuseen Cabdi Jimcaale (Madar).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0