Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle

Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle: Beledweyne iyo heerka fatahaadda biyuhu kagaga soo butaacaan iyo Xaaladda dadka barakacay ee tegey Ceeljaalle iyo dedaalada guddiga fatahaaddu magaalada kaga baajinayaan biyaha webiga barbarsocda iyo waliba saamaynta suuqyada qudaarta ay ku yeesheen beerihii webiga jiinkiisa saarnaa ee qaraqmay.

Kaga bogo warbixin soo koobeysa xaalka guud ee fatahaadda iyo xaalka maanta. Maxamad Xassan Dhalo ayaa warbixintan inoo ka diyaariyey. Muuqaalqaaduhu waa Xuseen Cabdi Jimcaale (Madar).


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com