Labo ruux oo shacab ah ayaa ku dhintay kadib shil gaari oo ka dhacay tuuladda Shire ee gobalka Nugaal,waxaana shilkaas uu yimaaday kadib markii ay isku dhaceen 5 gaari oo bagaashyo kala duwan siday.
FAALLOOYIN & FALCELIN