Markabakii Jabuuti oo mar kale ku soo xirtay dekeda Boosaaso (daawo)

HomeWararka

Markabakii Jabuuti oo mar kale ku soo xirtay dekeda Boosaaso (daawo)

Dekeda Boosaaso waxaa maanta kusoo xirtay Markab wayn oo laga leeyahay dalka Jabuuti kaas oo siday Koontiinaro ay ku jiraan bagaashka noocyadiida kala duwan. waa markii saddaxaa oo uu Markabkan ku soo xirto dekeda Boosaaso. Wasiir kuxigenka wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland ayaa ka hadalay Markabkan iyo waxa uu siday.

Guddoonka labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Turkiga.
Siyaasiyiin sheegay in lagu been abuurtay Magacyadooda (Daawo)
Daacishta ku Go’doonsan Buuraha Qandala oo Bilaabay Xoolo Dhac

Dekeda Boosaaso waxaa maanta kusoo xirtay Markab wayn oo laga leeyahay dalka Jabuuti kaas oo siday Koontiinaro ay ku jiraan bagaashka noocyadiida kala duwan.
waa markii saddaxaa oo uu Markabkan ku soo xirto dekeda Boosaaso.

Wasiir kuxigenka wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland ayaa ka hadalay Markabkan iyo waxa uu siday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: