Dixdhaaxood, Badhan: Miinooyinkii Ururkii Al-Itixaadka oo khasaare geystay

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

Dixdhaaxood, Badhan: Miinooyinkii Ururkii Al-Itixaadka oo khasaare geystay

DIXDHAAXOOD, BADHAN SANAAG: Reer Guuraaga halkan dega kolkii hore waxa ay ka degnaayeen tigaada roobabkii Deyrta ee kala dambeeyey, laakiin hadda waxa

SAHANKA DALJIR & DDS: QALOOCAN (Q5aad)
TAARIIKHDA BAARDHEERE, Culimada Asaastay, Tagtadii Hore illaa & Tan Maanta la Joogo | (daawo | dhegayso)
XAAFUUN: Taariikh Fog oo Fac Weyn, Hormar Waa Hore & Waayo Cusub

DIXDHAAXOOD, BADHAN SANAAG: Reer Guuraaga halkan dega kolkii hore waxa ay ka degnaayeen tigaada roobabkii Deyrta ee kala dambeeyey, laakiin hadda waxa ay dareemayaan cabsi ay keentay MIINOOYIN lagu aasay deegaankan muddo laga joogo 27 sano. Tulud geel ah oo ay la kacday miinadu ayaa kudkuddey, waana sababta keentay in dadka ay ku abuuranto Cabsi la xiriirta arrintaasi.

Goobjoogge 1992, xilligii dagaaladii Al-Itixaadka, markii deegaankan Dixdhaaxood oo ka tirsan degmada Badhan lagu aasaayey miinooyinka ayaa Daljir u waramay, waxa uuna sheegay in raggii arrintan fulinayey ay isaga mar maxbuus ahaan u qabsadeen oo uu u jeedey marka ay aasayeen miinooyinka maanta waxyeelada geysatey.

Mohamad Hassan Dhalo ayaa warbixintan ka diyariyey dhacdada DIXDHAAXOOD

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: