Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiye u magacaabay gobalka Sh.hoose

HomeWararka

Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiye u magacaabay gobalka Sh.hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Naj

Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Amniga
RW Rooble oo qeyb galay kulan lagu taageerayay hogaamintiisa ee hanaanka doorashooyinka iyo xasilinta Caasimadda
Guddoonka baarlamaanka Galmudug oo la kulmay Musharaxiinta xilka Madaxweynaha (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isagoo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Shabeellaha Hoose siyaasi hore dhowr jeer guddoomiye uga soo noqday gobolkaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa loogu Magacaabay Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: