Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiye u magacaabay gobalka Sh.hoose

Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiye u magacaabay gobalka Sh.hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isagoo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Shabeellaha Hoose siyaasi hore dhowr jeer guddoomiye uga soo noqday gobolkaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa loogu Magacaabay Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com