Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay degmada Dangoronyo ee gobolka Nugaal (daawo)

HomeWararka

Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ka dhacay degmada Dangoronyo ee gobolka Nugaal (daawo)

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa ka dhacay duleedka degmada Dangronyo ee gobolka Nugaal. Afar askari oo katirsanaa ciidank

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha aqalka sare waxaa ku guulaystay Cabdillaahi Xirsi Timacadde.
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Sheekh Shariif: “Madaxweyne marka wax lagaa sheego meela mugdi ah iyo wiilal Facebook ha noo aadin”

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa ka dhacay duleedka degmada Dangronyo ee gobolka Nugaal.

Afar askari oo katirsanaa ciidanka madaxtooyada iyo qofkale shacab ah oo ka sii raacay degmada Dangorinyo ee gobolka Nugaal ayaa gaari ay wateen waxa uu kula dhacay duleedka degmada.

labo kamd ah askarta ayaa dhintay sadax qof oo kalena dhawac ayaa soo gaaray.

Degmada Dangoronyo ayaa ah melaha ay shilalka gawaarida ugu badan ay ka dhacaan.

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Cabdiqaadir Maxamuud Xasan ayaa arimahaasi waxa uu uga waramay wariye Faadumo Deggan Daahir oo joogtay Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: