Dr Maxamuud Yuusuf Dabaalato oo Bosaaso kaga dhawaqay Musharax Xildhibaan Aqalka Hoose (Daawo)

HomeWararka

Dr Maxamuud Yuusuf Dabaalato oo Bosaaso kaga dhawaqay Musharax Xildhibaan Aqalka Hoose (Daawo)

Dr Maxamuud Yuusuf Dabaalato oo ah aqoonyahan dhalinyaro ah ayaa magaalada Boosaaso kaga dhawaaqay inuu yahay musharax xildhibaan golaha shacabka Baarlamaanka soomaaliya. Munaasabad uu ku shaaciyay musharaxnimadisa waxaa ka qeybgalay oo Warbixintan inooga diyaariyay Cabdirisaaq Cabdalla Faamoos.

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Maxay kawada hadleen Guddoomiyaha gobalka Banaadir & Safiir ku xigeenka Sweden ee Soomaaliya?

Dr Maxamuud Yuusuf Dabaalato oo ah aqoonyahan dhalinyaro ah ayaa magaalada Boosaaso kaga dhawaaqay inuu yahay musharax xildhibaan golaha shacabka Baarlamaanka soomaaliya.

Munaasabad uu ku shaaciyay musharaxnimadisa waxaa ka qeybgalay oo Warbixintan inooga diyaariyay Cabdirisaaq Cabdalla Faamoos.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: