Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo la dhaariyay

HomeWararka

Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo la dhaariyay

Inkabadan 90 xildhibaan oo kamdi ah xildhibaanada baarlamaanka Hir-shabeelle ayaa lagu dhaariyay maanta xarunta baarlamaanka Hirshabelle ee magaa

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kenya oo ka hadashay Xildhibaano laga celiyeey garoonkeeda Nairobi
Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo xadhiga ka jaray Isbitaalka Dagmada Shinniile ee xarunta GobolKa Sitti (Sawirro)

Inkabadan 90 xildhibaan oo kamdi ah xildhibaanada baarlamaanka Hir-shabeelle ayaa lagu dhaariyay maanta xarunta baarlamaanka Hirshabelle ee magaalada Jowhar.

Intii ay xaflada socotay waxaa hareeyay muran ku saabsan xildhibaano loo diiday inay ka qeybgalaan kadib markii ciidamada ammaanka ay ka qaadeen warqadii aqoonsiga ee ay guddiga farsamada siiyeen.
Xildhibaanadan ayaa waxaa guddoomiye ku meelgaar ah loo doortay xildhibaan Maxamuud Siyaad Barqadle oo ah xildhibaanka ugu da’ada weyn ee ku jira golaha Baarlamaanka.

Xildhibaanada cusub ee la dhaariyay ayaa badankood waxa ay yihiin kuwo dhalinyaro ah kuna cusub siyaasadda iyadoo aan la ogeyn waxa ay ka bedeli karaan siyaasadda Hirshabelle.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: